UNESCO
Muuqaal

United Nations Educational, Scientific and Cultural Organization (oo loo soo gaabiyo UNESCO) waa hey'ad ka tirsan ururka Qaramada Midoobay oo qaabilsan Waxbarashada, Seyniska iyo Dhaqanka. Waxaana la aasaasay sanadkii 1945.
Warka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- https://unpo.org/article/19624 Archived Sebteembar 19, 2021 // Wayback Machine
- https://www.bradshawfoundation.com/news/cave_art_paintings.php?id=Laas-Geel-rock-art-site-in-Somaliland